Qaar ka mid ah raggii kufsiga & dilka kula kacay Xamdi Max’ed oo gacanta lagu dhigay

Iyadoo uu socdo baaritaan dhinacyo bada leh oo lagu sameynayo kufsiga iyo dilkii loo geystay Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax ayaa ciidamada Booliska DF waxay gacanta ku soo dhigeen labo nin oo si weyn loogu tuhunsan yahay iney ku lug lahaayeen tacadigaas. Mid ka mid ah ragga la qabtay ayaa la sheegay inuu ninkii degenaa qolkii … Continue reading Qaar ka mid ah raggii kufsiga & dilka kula kacay Xamdi Max’ed oo gacanta lagu dhigay